abdilaahi nour

Irbid, Jordan

abdilaahi nour

Irbid, Jordan

Markasto, goobkasti iyo xaaladkasta waxa mahadoo dhani u sugnaatay ILAAHAY suuragaliya wax waloo suuragala......

Dunidu waa halgan, geedina waan ku nahay oo maalin uun buu qofkastaa ka faaruqidoona, waxase dadka ama guud ahaan umadu kukala horaysaa waaa marba qofku inta uu dadaal sameeyo, walow ay waafajinta ala marnaba la ilaawi karin

Diinteena suuban waata inagu hagaysa guul kasta oo aan gaadhno waata aan ku kala duwanahay inaga iyo dadka aan nasiib u helin in ay diintan qaataan.

oo maxaynu uga dawanahay dadkaa kale ? ? ? ?

Inaga sida muuqata qofku haduu dadaalo ilahayna talo saarto si dhabana ugu xidhaando diintiisa waxa muuqata in uu qofkaasti yahay qof ku guulaysan kara aduunyo iyo aakhiro taasi oo gaar u ah umadda muslimiinta ah...