Ahmed Moha

anoo ah ahmed mohamed waxan idiin soo ban dhigayaa waxyaalaha aan ugu jeclahay in aan sameeyo oo aan idiin soo bandhigo kuwaas oo ah qaababka website yada loo sameeyo taas oo naftayda aad ugu raaxaysato markaan website samaynayo .

website yada aan sameeyay oo blogs ka ah waxaa ka mid ah:

https://amiirproduct.wordpress.com https://somalijournal.wordpress.com

waxaa kaloo leeyahay facebook aad kala soo xiriiri kartiin wixii cusub safxadeena facebook iyo tuwitter waa :

https://facebook.com/amiirtutorial https://twitter.com/amiirtutorials

insha alaah dhamaantood waxaan ku soo bandhigi doonaa casharo ku saabsan cilmiga ITga iyo aqoon kororsi kaloo badan oo inta badan afka somaliga ku baxaya .

sidoo kale waxaan ku soo biirin doonaa qaybta wararka iyo dhacdooyinka cusub sidoo kale fadhi ku diriryada facebook iyo waxyaalo kale oo idin cajabiya.

Waad mahadsanthiin dhamaan

  • Work
    • Student university
  • Education
    • Admin website