Fatima Bashir

Designer, Mother, and Project Manager in SOmalia

Fatima Bashir

Designer, Mother, and Project Manager in SOmalia

Read my blog

Salaan, anigu waxaan ahay Fatima Bashir . waxaan ahay naqshadeeye ku nool Soomaaliya. Anigu waxaan ahay taageere meheradda farshaxanka , iyo Cunta Karinta. Waxaan sidoo kale xiiseynayaa qurxinta iyo Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliya. Waxaad ka aqrisan kartaa balooggeyga Websit ka so socda