Kadir Prince
Monplaisir
Hello Dhamaan Asxaabtayda Qaaliga Ah Waxaan Naftayda Iyo Tiina ba U Dar Daarmayaa Inaan Bishaa Barakaysan Ku Sagootino Si Wanaagsan Kana Wada Faaidaysano Fursada Alle Inoogu Deeqay Waayo Waxaa Ku Jira Habeen Ka Khayr Badan Ku Bilood Siduu Alle Inoo Sheegay Aan Ka Wada Faaidaysano Thanx All