Maxamed Maareey

Frankfurt, Germany

waxa aan ahay wii somaliyed oo diintisa kudhagan jecel walalihisa somaliyeed waxbarashada aad u xiiseeya marwalba jecel, waxaan jeclahay shaaha,waxan jeclahay aflamta somaliga ah waxan jeclahay buugagta sheekoyinka somaliga ah ama kashekeyo taariqda somalida

  • Work
    • Human Rights Watch
  • Education
    • agakhan highschool
    • jamacada umada