Mascuud Maxamed

Student and Filmmaker in Trondheim, Norway

Mascuud Maxamed

Student and Filmmaker in Trondheim, Norway

Read my blog

Salaam, Magaceygu waa Mascuud Maxamed, waxaan ahay Arday, Filmmaker. Waxaan aad ujeclahay in wax laga bedelo bulshada, dhanka warbaahinta. Warbaahinta waa hubka casriga ah ay maanta dhalintu heystaan. Igala qeyb qaado isbedelka warbaahinta Soomaaliyeed. Booqo webkeyga doorbulsho.net