mohamed omar hassan
Johannesburg South Africa
SOOMAALIYA WAA DALKEYGA HOOYO.♥.!!
- Waxeynu nahay umad wada muslim ah, isku dhaqan ah, isku diin ah, isku midab ah, isku luuqad ah, bal fiiri hadii ay umadaas heshiiyso maxaa farxad, nolol, iyo aayo tiin wanaagsan ay ku noolaan garaan umadaas alloow nabad, barwaaqo, iyo cadaalad sii dadka iyo dalka soomaalia...
_♥____________AMEEN YA ALLAAH______________♥__
- Hamigeeno waa tacliin waa hormar iyo badhaadhe ay ku noolaato bulshada soomaaliyeed mustaqbalka dhaw
__♥______________IN SHA ALLAAH________________♥__