Nomadic Empress
Soomaali baan ahey, Sinjigeygu waa Soomaali, Luuqadeydu waa Soomaali, Dhulkeygu waa Soomaalia, Hooyo iyo Aabo waa Soomaali, Dadkeygu waa Soomaali.
Translation: I am Somali. My nationality is Somali, language is Somali, my land is Somalia, my mother and father are Somali, my people are Somali.