Suleyman Geedfuulle
Consultant, Teacher, and Writer in İstanbul
Magaceygu waa Suleyman Geedfuulle, waxaan ahay qoraaga buugga qaamuuska Afka Soomaaliga - Afka Turkiga iyo Afka Turkiga - Afka Soomaaliga.
Waxaan ahay maolim dhiga luuqada Turkiga muddo 3 sano ah.
Waxaan ka kale shaqeyay project management muddo 1 sano iyo 3 bilood.
igala soo xiriir baraha bulshada twitter-ka iyo intgram-ka.
SULEYMAN GEEDFUULLE